Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsBurcad Hubeysan oo Dalka Kenya ku Dilay Qof Rayid ah.

Burcad Hubeysan oo Dalka Kenya ku Dilay Qof Rayid ah.[DHAGEYSO]

Burcad hubeysan ayaa dalka Kenya ku dilay qof rayid ah, iyadoo laga deyrinayo amaanka qeybo kamid ah dalkaas.

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa waxaa lagu dilay nin rayid ah, kaasi oo ay mindi ku dileen kooxo tuugo ag.

Burcadda weerarka geystay ayaa toogtay ninkaan xilli uu wiil uu dhalay u kaxeynayay iskuulka, waxayna mindiga kaga dhufteen dhinaca midig ee caloosha.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay walaac xooggan ka muujiyeen xaalaadda amni darro ee kusii xoogeysanaya gudaha dalka Kenya.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.