Friday, June 13, 2025
HomeAll NewsBurcad Hubeysan oo Wiil Dhalinyaro ah ku Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Burcad Hubeysan oo Wiil Dhalinyaro ah ku Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa ku waramaya, in habeen hore burcad udhashay dalkaas ay toogteen mid kamid ah dhalinyarada Soomaaliyeed.

Wiilka dhalinyarada ah ee la toogtay oo lagu magacaabi jiray Kamaal ayaa waxa uu kamid ahaa, dhalinyarada Soomaalida ah ee ku shaqeysta gawaarida rakaabka.

Burcadda ayaa waxa ay Kamaal ku dhex toogteen gaarigii uu watay isagoo ku guda jira shaqaiisa, iyagoona intaas kadib goobta isaga baxsaday.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.