Wednesday, May 21, 2025
HomeAll NewsBuundooyinka Buurhakaba oo Go'ay & Isku Socodkii Muqdisho iyo Beydhabo oo Hakad...

Buundooyinka Buurhakaba oo Go’ay & Isku Socodkii Muqdisho iyo Beydhabo oo Hakad Galay.

Isku socodka gaadiidka ee magaalada Baydhabo iyo Muqdisho ayaa hakad galay kadib markii ay go’een buundooyin ku yaalla magaalada degmada Buur-Hakaba ee gobolka Baay.

Maamulka degmada Buur-Hakaba ee hoostaga kan la baxay Koonfur-Galbeed ayaa sheegay iney Muddo bil ah dhisi la’yihiin buundooyin ku burbur roobabkii dhawaan ka da’ay dalka, kuwaasoo ku yaalla magaaladaasi.

Halkaan ka Degso Warka Buurhakaba

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.