Saturday, May 3, 2025
HomeAll NewsC/raxmaan C/Shakuur oo si Kulul Uga Hadlay Fashilka Dowladda Fedaraalka ee Dagaallada.

C/raxmaan C/Shakuur oo si Kulul Uga Hadlay Fashilka Dowladda Fedaraalka ee Dagaallada.

C/raxmaan C/Shakuur oo kamid ah hogaamiyayaasha Mucaaradka sidoo kalana ah xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka, ayaa shir jiraa’id oo uu shalay ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay, guuldarrooyinkii Dowladda Fedaraalka kasoo gaaray dagaalka ay kula jirto Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Waxa uu qiray in Dowladda Fedaraalka laga qabsaday dhul-baaxad leh oo katirsan gobalka Sh-dhexe, guuldarradii ugu dambeysayna ay aheyd dagaalkii ka dhacay degmada Aadan-Yabaal ee lagu laayay askarta badan.

Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayuu sheegay in jabkii ku gaaray furimaha dagaalka uu uga hadlay aysan masuuliyad ku jirin, hadalkaasna uu yahay mid aan la aqbali doonin.

Halkaan ka Degso Warka Cabdiraxmaan Cabdishakuur

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.