Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsC/raxmaan C/Shakuur oo Weerar Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh.

C/raxmaan C/Shakuur oo Weerar Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo horjeedda Dowladdaa Fedaraalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh, ayaa sheegay in waxa loogu yeero Beesha Caalamka ay ka niyad jabeen Dowladda Fedaraalka, kuna dhawyihiin iney dhaqaalaha ka jartaan.

Ciidamada Shisheeye ee magacooda loosoo gaabiyo AUSSOM ayuu sheegay inaan illaa iyo hadda dhaqaale loo helin, muddo bilooyin ahna ay mushaar la’aan yihiin.

Wuxuu intaasi ku daray in Xasan Sheekh uu raadinayo ciidamo calooshood ushaqeystayaal ah, isagoo xusay iney waxba tariwaayeen ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Dhanka kale, Maxadweynaha Dowladda Fedaraalka ayuu tilmaamay inuu ku fashilmay hogaaminta, Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaabna ay dhinaca kale awood cusub lasoo baxday.

War Mubaaarak Cumar Iyo Cabdiraxman Cabdishakuur

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.