Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsC/raxmaan Cirro oo Sheegay inuu Dhowri Doono Xiriirka Kala Dhaxeeya Itoobiya.

C/raxmaan Cirro oo Sheegay inuu Dhowri Doono Xiriirka Kala Dhaxeeya Itoobiya.

Cabdiraxmaan Cirro oo ah madaxweynaha maamulka labaxay Soomaaliland, ayaa sheegay inu dhowri doono xiriirka uu maamulkiisu la lahaa dalka Itoobiya.

Wuxuu sidoo kale u mahadceliyay xubno katirsan Congreska Maraykanka, oo ka shaqeynaya sidii Maraykanku xafiis diblumaasiyadeed uga furan lahaa magaalada Hargeysa.

Halkaan ka Degso Warka Cirro

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.