Tuesday, April 15, 2025
HomeAll NewsC/raxmaan Cirro oo u Hanjabay Xamse Cabdi Barre oo ku Sugan Magaalada...

C/raxmaan Cirro oo u Hanjabay Xamse Cabdi Barre oo ku Sugan Magaalada Laascaanood.

C/Raxmaan Cirro oo ah hogaamiyaha maamulka la baxay Soomaaliland ee fadhigiisu yahay magaalada Haargeysa ayaa uhanjabay Ra’iisulwasaaraha Dowladda Fedaraalka Xamze Cabdi Barre.

Wuxuu safarka uu ku tegay Laasacaanood ku tilmaamay mid aan mas’uuliyad ka muuqaan sida uu hadalkiisa udhigay, isagoo sheegay in wixii khasaare ah ee ka dhasha mas’uuliyadiisa qaadi doonto ciddii soo dirtay.

Halkaan ka Degso Warka Cirro

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.