Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsCabdi Waal oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka Isku Dhex-yaacday Kana Macaasheyso Hantida...

Cabdi Waal oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka Isku Dhex-yaacday Kana Macaasheyso Hantida Dadka.

Dagaal ooge hore Cabdi-Nuurre Siyaad ahna siyaasi katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa shaaca ka qaaday, in Dowladda Fedaraalka ay Dowladaha Shisheeye kasoo daldalneyso deymo lagu banneysanayo dhaqaalaha dalka,

Waxa uu sidoo kale ka warramay wasiiro la sheegay iney igu sawir utageen furimaha, kuwaas oo sheegay iney isku dhex-yaaceen oo ay garan waayeen shaqadadooda.

Halkaan ka Degso Warka Cabdi Waal

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.