Wednesday, April 9, 2025
HomeAll NewsCabdi Weli Gaas oo Sheegay in Ingiriisku Kala Qeybinayo Dalka Soomaaliya. .

Cabdi Weli Gaas oo Sheegay in Ingiriisku Kala Qeybinayo Dalka Soomaaliya. [Dhagayso].

Cabdiweli Gaas ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii kumeelgaarka ahayd, marna soo noqday madaxweynaha maamulka labaxay Puntland ayaa sheegay, in Soomaaliya lagu wado kala qeybin xoogan, ayna ku howlanyihiin dowlado reer galbeed ah iyo kuwa Carab ah.

Wuxuu si gaar ah u carabaabay dalka Ingiriiska oo uu sheegay inuu xoogiisa isugu geynayo sidii loo kala qeybin lahaa Soomaaliya, loogana dhigi lahaa gobollo mid weliba dowlad madax banaan ka jirto.

Wuxuu sheegay in taasi ay socoto xilli Soomaalida dhexdeeda kala tagsantahay, islamarkaana la kala qob qobay dadkii wada dhashey, isagoo dhinac kale sheegay in aad loo boobayo kheyraadka dalka gaar ahana badda, oo wuxuu sheegay in sanadkiiba xeebaha Soomaaliya maraan inkabadan sodon kun oo markab.

Halkan kala deg Faafaahinta

Audio Player
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.