Xildhibaan C/Raxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Siyaasiyiinta mucaaradka ee kasoo horjeeda siyaasadda uu Xasan Sheekh ku hogaaminayo Dowladda Fedaraalka, ayaa ku baaqay in la weeraro madaxweynaha Dowladda Fedaraalka oo la iska dhiciyo.
Wuxuu si adag kaga hadlay mashruuca doorasho qof iyo cod ee uu Xasan ka wado muqdisho, isagoo sheegay in dadka shacabka ah lagu qasbayo.
Halkaan ka Degso Warka Cabdiraxmaan Cabdishakuur