Tuesday, May 6, 2025
HomeAll NewsCali Guudlaawe oo Xildhibaan Xaadoole ku Sifeeyay Mooryaan Fuley ah.

Cali Guudlaawe oo Xildhibaan Xaadoole ku Sifeeyay Mooryaan Fuley ah.[DHAGEYSO]

Cali Guudlaawe oo ah hogaamiyaha maamulka la baxay Hirshabeelle ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in xildhibaan Xaadoole oo katirsan Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka uu isbaaro ku dhibay dadka shacabka ah.

Cali ayaa sidoo kale sheegay in Xaadoole uu kasoo cararay furimaha dagaalka isagoo ka cabsanaya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, firxadna ku gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.

Hogaamiyahaan ayaa waxa uu hadalkaan ugu jawaabayay Xildhibaan Xaadoole oo kol sii horreysay eedeymo ujeediyay maamulka la baxay Hirshabeelle ee uu hogaamiyo Cali Guudlaawe, kaas oo uu ku sifeeyay nidaam mooryaan ah kuna fashilmay dagaalka ka dhanka ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Degso Warka Cali Guudlaawe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.