Thursday, July 10, 2025
HomeAll NewsCali Jeyte oo Qiray in Looga Guuleystay Dagaalkooda ka Dhanka ah Al-Shabaab...

Cali Jeyte oo Qiray in Looga Guuleystay Dagaalkooda ka Dhanka ah Al-Shabaab Gaar ahaan kii Moqokori

Mid kamid ah la taliyayaasha Xasan Sheekh ayaa qiray in looga guuleystay dagaalkooda ka dhanka ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo uu ugu dambeeyay kii looga qabsaday Moqokori.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan CaliJeyte Cusmaan ayaa qiray iney ku guuldarreysteen dagaalkooda ka dhanka ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo uu ugu dambeeyay kii dhawaan looga qabsaday Moqokori.

Wuxuu sheegay iney ku dhacday qorsho xumo isagoo intaasi ku daray iney qiranayaan arrintaasi.

Halkaan ka Degso Warka Cali Jeyte

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.