Wednesday, June 11, 2025
HomeAll NewsCali Jeyte oo Quus ka Muujiyay Dagaallada ay Kaga Jiraan Gobalka Hiiraan.

Cali Jeyte oo Quus ka Muujiyay Dagaallada ay Kaga Jiraan Gobalka Hiiraan.

Cali Jeyte Cusmaan oo ah Guudoomihii Hore ee gobolka Hiiraan ayaa qabtay shirjaraa’id wuxuuna weerar afka ah ku qaaday, hogaanka ugu sarreeya maamulka la baxay Hirshabeelle oo uu horay uga tirsanaa.

Wuxuu sheegay in wax maamul la dhihi karo aysan ka jirin deegaannada uu joogo maamulkaas, wuxuuna sido kale tilmaamay inaan waxba loo qaban bulshada.

Xubnaha ugu sarreeya maamulkaas ayuu ku eedeeyay iney dalkiis dibadda ah iyo meelo kale ku wareegeysi ku jiraan, isagoo dhan kale qirtay inuu dhiigoodu qubanayo tilmaamayna iney ku le’anayaan dagaallada ka socda gobolka Hiiraan.

Halkaan ka Degso Warka Cali Jeyte

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.