Dowladda Federaalka ayaa canshuur xad dhaaf ah kusoo rogtay shacabka kunool degmada Afgooye, iyadoo la amray in guri weliba oo degmada ku yaala laga bixiyo lacag dhan 100 dollar.
Canshuur Xad-dhaaf ah oo Lagu Soo Rogay Shacabka kunool Degmada Afgooye.
RELATED ARTICLES