Thursday, July 10, 2025
HomeAll NewsCaruur Wada Dhashey oo Dhallaan ahaa oo ku Geeriyooday Dab ka kacay...

Caruur Wada Dhashey oo Dhallaan ahaa oo ku Geeriyooday Dab ka kacay Duleedka Muqdisho.

Habeen hore waxa uu dab ka kacay guryo cooshado ka sambeysan oo ay daganaayeen dad danyar ah, kuwaas oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho.

Laba caruur oo mataano ah kuwaas oo jiray sanad iyo bar ayaa ku geeriyooday dabkaan, halka uu sidoo kale geystay khasaare hantiyeed.

Dabkaan ayaanan illaa iyo haatan la ogeyn waxa uu ka kacay, waxaayna caruurtu si xun ugu gubteen dabka.

Halkaan ka Degso Warka Dabka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.