Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal adag la galay askar katirsan kuwa Dowladda Federaalka, dagaalkan ayaana ka dhacay inta u dhexeysa Balcad iyo Muqdisho gaar ahaan deegaanka Hareeri Caadle.