Monday, March 31, 2025
HomeAll NewsCiidamada Al-Shabaab oo La Wareegay Deegaan Muhiim ah oo Katirsan Shabeellaha Dhexe.

Ciidamada Al-Shabaab oo La Wareegay Deegaan Muhiim ah oo Katirsan Shabeellaha Dhexe.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya, in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay isku fidiyeen dhul ballaaran oo kamid ah gobolka.

Deegaanka istiraatiijiga ah ee lagu magacaabo Guulane ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gaareen maanta, kadib markii deegaanka ay isaga carareen ciidankii Dowladda Federaalka.

Askarta Dowladda Federaalka ayaa waxaa lasoo dersay xaalad cabsi ah, kadib markii dhawaan gobolka ka dheceen dagaallo culus oo jab lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.