Friday, June 13, 2025
HomeAll NewsCiidamada Dowladda Fedaraalka oo Ceelasha-biyaha ku Dilay Haweeney ay Gurigeeda Burburinayeen.

Ciidamada Dowladda Fedaraalka oo Ceelasha-biyaha ku Dilay Haweeney ay Gurigeeda Burburinayeen.

Maalintii shalay ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay weerar ku qaadeen, dad rayid ah oo ku sugnaa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka geysteen dil iyo burburin

Ciidamadaan oo uu horkacayay masuul katirsan deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa waxa ay doonayeen, iney dadka ku dhaqan deegaanka ay xoog uga barakiciyaan guryahooda.

Markii ay goobta tageen ayaa waxa ay si bareer ah rasaas ugu fureen dadka shacabka ah, taas oo sababtay geerida haweenay lagu magacaabo Fartuun Axmed Nuur sida ay warbaahinta u sheegeen qaar kamid ah ehelkeeda.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.