Maalintii shalay waxaa degaanka Namabr 50 ee Sh/Hoose ka dhacay, fal dil iyo dhaawac ah oo ay ku kaceen ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka, kadib markii ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo ay usheegeen iney raashin uqeybinayaan.
Wararka ayaa sheegaya in rayadka ah loo adeegsaday mid kamid ah qoryaha boobayaasha oo ah BKM, islamarkaana ay dileen haweeney kamid ah dadkii ku sugnaa goobta, halka ay dhaawaceen qaar kale.