Maalintii shalay waxaa nawaaxiga deegaanka Moqokori ee gobalka Hiiraan ka dhacay, dil ay geysteen askar katirsan Dowladda Fedaraalka oo ibsaarooyin uyiilleen halkaas.
Ciidanka ayaa waxa ay si bareer rasaas ugu fureen 2 gaari oo marayay duleedka Moqokori, waxaana ay taasi sababtay dhimashada mid kamid ah darawallada iyo dhaawaca mid kale.