Sunday, July 13, 2025
HomeAll NewsCiidamada Dowladda Fedaraalka oo Wiil Dhalinyaro ah ku Dilay Degmada Qoryooley ee...

Ciidamada Dowladda Fedaraalka oo Wiil Dhalinyaro ah ku Dilay Degmada Qoryooley ee Sh-hoose.

Dilkaan ayaa waxa uu askari katirsan ciidamada Dowladda Fefaraalka maalintii shalay degmada Qoryooley ee gobalka Sh-hoose ugu geystay, wiil dhalinyaro ah.

Wiilka dhalinyarada ah ee la dilay ayaa kamid ahaa darawallada ka howlgala magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah goballada dalka.

Askariga ayaa lacag baad ah ka rabay darawalka, balse markii uu ka biyo diiday inuu bixiyo lacagta baadda ah yuu rasaas oodda kaga qaaday, taas oo sababtay in wiilka dhalinyarada ah uu isla goobta ku geeriyoodo.

Halkaan ka Degso Warka Qoryooley

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.