Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsCiidamada Faransiiska oo Isku Diyaarinaya Kabixitaanka Dalka Ivory Coast.

Ciidamada Faransiiska oo Isku Diyaarinaya Kabixitaanka Dalka Ivory Coast.

Faransiiska oo diidmo xooggan ay uga imaaneyso dowladaha iyo shucuubta qaaradda Afrika, ayaa ciidamadiisa dib ugala baxaya wadamadii ay mudada dheer gumeysiga ku joogeen.

Millateriga Faransiiska soo faarujiyay saldhigyadii ay ku lahaa wadamo badan oo dhaca Qaaradda Afrika, ayaa waqtiyada soo aaddan ku talajira, inuu ciidanka dowladda Ivory Coast ku wareejiyo saldhigga ay ku leeyihiin magaalada Abidjan oo ah caasimaddii hore ee dalkaasi.

Labaatanka Bishan aan ku gudah jirno ayuu Faraniisku ku tala jiraan iney dhacdo munaasabad u uku wareejinayo saldhiggan, taasoo la filayo iney kasoo qeyb gelaan labada wasiir ee wasaaradaha Difaaca dowaldahan.

Xukuumadda Paris ayaa horay ciidankeeda ugala baxday wadamada Mali, Niger iyo Burkiina-Faaso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.