Tuesday, July 1, 2025
HomeAll NewsCiidamada PS-ta Dowladda Federaalka oo Weeraray Daahir Amiin Jeesow.

Ciidamada PS-ta Dowladda Federaalka oo Weeraray Daahir Amiin Jeesow.

Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka ayaa weerar ku qaaday hotel uu ku sugnaa Xililbaan Daahir Amiin Jeesow, oo xilligaas warbaahinta la hadlayay.

Saraakiisha ciidamada Dowladda Federaalka aya gudaha usoo galay hotelka, waxayna maamulka hotelka iyo wariyaasha ku wargeliyeen in la joojiyo shaqada.

Daahir Amiin Jeesow oo xilligaas mikroofanka heystay ayaa laga qasay hadalkii uu waday, waxaana indhihiisa laga dareemayay qalqal.

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo ilaalada Daahir Amiin Jeesow ayaa hubka isku fiiqay, inkastoo aaney wax rasaas ah isku ridin.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.