Wednesday, June 4, 2025
HomeAll NewsCiidamada Shisheeye oo Gaari Jiirsiiyay Xarun Warbaahineed oo ku Taalla Muqdisho.

Ciidamada Shisheeye oo Gaari Jiirsiiyay Xarun Warbaahineed oo ku Taalla Muqdisho.

Maalintii shalay waxaa magaalada Mudisho gaar ahaan degmada Waaberi ka dhacay, fal bareer ah oo ay ku kaceen ciidamada shisheeye ee kusoo duulay wadanka gaar ahaan kuwa Uganda.

Gaadiid ay wateen askartan shisheeyaha ah, ayaa si ku talagal ah ujiiray derbiga guri ay idaacadda Danan ka degan tahay magaalada Muqdisho, waxayna inkireen falka ay ku kaceen.

Sido kale waxaa intaas sii dheer oo ay geysteen dhibaato ah iney saacado badan iska xirteen waddo ay isticmaalaan dadweynaha oo hormarta idaacadda.

Halkaan ka Degso Warka Ciidamada Shisheeye

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.