Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsCiidamada Uganda oo Dad Shacab ah ku Dilay Duleedka Degmada Afgooye ee...

Ciidamada Uganda oo Dad Shacab ah ku Dilay Duleedka Degmada Afgooye ee Sh-hoose.

Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose ayaa ku waramaya, in ciidamada Shisheeye ee Uganda ay dad shacab ah ku dileen deegaanno dhaca duleedka degmada.

Ciidamada Uganda ayaa waxa ay si bareer ah udileen 3 qof oo beeraley ah, kuwaas oo kamid ahaa dadka rayidka ah ee ku dhaqan halkaas.

Tani ayaa kusoo aadeysa iyadoo ay Dowladda Uganda qiratay, in ugu yaraan 7 askari looga dilay camaliyad Nafhurnimo ah oo dhawaan ka dhacday duleedka degmada Afgooye, dilka ay maanta geysteen ciidanka ayaana umuuqda mid aargoosi ah.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.