Monday, July 14, 2025
HomeAll NewsCiidamada Uganda oo Dad Shacab ah ku Dilay Madaafiic ay ku Garaaceen...

Ciidamada Uganda oo Dad Shacab ah ku Dilay Madaafiic ay ku Garaaceen Deegaan Katirsan Sh-hoose.

Ciidamada Shisheeye ee Uganda ayaa madaafiic ku garaacay deegaan lagu magacaabo Jowhar Awdheegle oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobalka Sh-hoose, waxayna halkaas ku dileen labo ruux oo shacab ah, halka ay ku dhaawaceen hal ruux.

Halkaan ka Degso Warka Madaafiicda

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.