Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsCiidamada Xabashida Itoobiya oo Dil iyo Dhaawac ka Geystay Dhulka Soomaali-galbeed.

Ciidamada Xabashida Itoobiya oo Dil iyo Dhaawac ka Geystay Dhulka Soomaali-galbeed.

Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa qof shacab ah ku dilay 2 kalana ku dhaawacay, degmad Shinniile ee gobolka Siti oo katirsan dhulka Soomaali-Galbeed ee ku hoos jira gumeysiga Xabashida.

Sido kale ciidanka Itoobiya ayaa isla gobolkaasi ku xasuuqay xoolo ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed ee ku nool halkaasi, iyagoo dhanka kale dhibaatooyin kala duwan ka wada gobolka.

Halkaan ka Degso Warka Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.