Kadib dagaal xooggan oo saakay ka dhacay magaalada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Sh.Dhexe waxaa halkaasi lagu jabiyay ciidamadii Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa oo isaga firxaday, waxaana laga wareegay gacan ku haynta magaalada.
Waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray askartii ala wareeray, iyo maxaabiis gacanta looga dhigay.
Halkan ka Degso Faafaahinta Cali Guduud oo lala wareegay.