War deg deg ah: Ciidamo aad uhubeysan kartirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay weerar culus oo cagmarin ah kula jarmaaday, xarumaha iyo saldhiyada ay ciidanka Dowladda Fedaraalka xubnaha maamulkeeda kaga sugan yihiin magaalada Balcad ee gobolka SH/Dhexe.
Dagaal culus ayaa haatan halkaasi ka socda, waxaana gudaha degmada ka dhacaysa rasaas ay isdhaafsanayaan labada dhinac.
Halkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya Balcad oo uu inooga warramayo wariye Maxamad Cali Aadan.