Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsCiidamo Daacad u ah Mareykanka oo Tacadiyaad Kala Duwan ka Geystay Degaan...

Ciidamo Daacad u ah Mareykanka oo Tacadiyaad Kala Duwan ka Geystay Degaan Hoostaga Degmada Afgooye.

Degaanka Nuun-Gare oo dhaca duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa weerar habeen dheelmad ah ka geystay ciidamo daacad u ah dowladda Mareykanka oo ah kuwa loogu yeero Danab.

Askartan ayaa halkaasi ka geystay xadgudubyo kala duwan oo isugu jira dhaawacyo dad shacab ah iyo afduub.

Dadka ay dhaawaceen askartan ayaa kala ah wiil dhowr bilood jir ah iyo hooyadii dhashey, halka ay afduubteen dad shacab ah.

Halkan ka Degso Xogta.


RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.