Friday, June 20, 2025
HomeAll NewsCiidamo Hubeysan oo Magaalada Gaalkacyo ku Xiray Xubno Katirsan Dowladda Fedaraalka.

Ciidamo Hubeysan oo Magaalada Gaalkacyo ku Xiray Xubno Katirsan Dowladda Fedaraalka.

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa ku waramaya, in ciidamo hubeysan ay xireen xubno ka socda wasaaradda waxbarashada ee Dowladda Fedaraalka.

Xubnahaan oo ay tiradoodu aheyd 12 kormeere ayaa waxaa hotel ay kaga sugnaayeen magaalada Gaalkacyo waxaa kala baxay ciidamo hubeysan, kuwaas oo la aaday dhanka saldhigga magaalada.

Ciidamadaan ayaa loo badinayaa iney katirsan yihiin maamulka la baxay Puntland, waxaanaa ay tani kusoo aadeysaa iyadoo ay sii kordheyso xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeyso maamulkaan iyo Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Xiisadda Gaalkacyo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.