Saturday, April 26, 2025
HomeAll NewsCiidamo Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Qof Shacab ah ku Dilay Gobalka Galgaduud.

Ciidamo Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Qof Shacab ah ku Dilay Gobalka Galgaduud.

Maalintii shalay ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku sugan gobalka Galgaduud ayaa waxa ay si bareer ah rasaas ugu fureen, gaari nuuca loo yaqaanno Leyla-Calaawi oo mararay koontarool ay ku sugnaayeen askartaas.

Ciidanka ayaa waxa ay gaariga ku rasaaseeyeen deegaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud, waxa ayna taasi sababtay dhimashada mid kamid ah rakaabkii saarnaa gaariga.

Magaalada Muqdisho ayuu kasoo ambabaxay gaarigaan, waxaana askarta ay si bareer ah ugu fureen rasaasta xilli uu marayay koontaroolka deegaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud.

Halkaan ka Degso Warka Dilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.