Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsCiidamo Katirsan Dowladda Fedraalka & Maamulka Jubbaland oo ku Dagaallamay Baardheere.

Ciidamo Katirsan Dowladda Fedraalka & Maamulka Jubbaland oo ku Dagaallamay Baardheere.

Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa shalay Mar kale ku dagaallamay ciidamo kala taabacsan labada maamul ee ka jira halkaasi oo midna hoos tago Dowladda Fedaraalka midka kalena maamulka la baxay Juballand.

Wararka laga helayo halkaasi waxay sheegayaan in dagaalka dhexmaray labada dhinac uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo labada dhinac soo kala gaaray.

Xiisad la xiriirta arrintan ayaa wali ka taagan magaalada, waxayna isku bedeshay aag dagaal, iyadoo dadku barakacayaan.

Halkaan ka Degso Warka Dagaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.