Saturday, July 12, 2025
HomeAll NewsCiidamo Katirsan Maamulka Puntland Gadood Ciidan ka Sameeyay Magaalada Boosaaso.

Ciidamo Katirsan Maamulka Puntland Gadood Ciidan ka Sameeyay Magaalada Boosaaso.

Ciidamo katirsan maamulka la baxay Puntland ayaa shalay gadood ciidan oo ay kaga cabanayaan mushaar ;a’aan ku sameeyay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Maalintii shalay askar katirsan maamulka la baxay Puntland ee uu hogaamiyo Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sameeyay gadiid ciidanka oo ay kaga cabanayaan mushaar la;aan haysta muddo ku dhawaad sanad ah.

Ciidankan ayaa gadoodak ku sameeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxayna xirteen waddo muhiim ah oo isku xirta magaaladaasi iyo degaano kala oo ku yaalla dhulka uu ka arrmiyo maamulkaasi.

Halkaan ka Degso Warka Gadoodka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.