Monday, April 28, 2025
HomeUncategorizedCiidamo Kawada Tirsan Dowladda Fedaraalka oo ku Dagaallamay Degmada Qoryooley.

Ciidamo Kawada Tirsan Dowladda Fedaraalka oo ku Dagaallamay Degmada Qoryooley.

Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobalka Sh-hoos ayaa ku waramaya, in maanta uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhexeeyay ciidamo kawada tirsan Dowladda Fedaraalka.

Dagaalka ayaa waxaa ka dhashay khasaare nafeed oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana ku dhintay 1 ruux halka ay ku dhaawacmeen 2 kale.

Halkaan ka Degso Warka Qoryooley

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.