Ciidamo katirsan Dowladda Federaalka oo tababar u jooga wadanka Turkiga ayaa dhexdooda dagaallamay, kadib markii uu soo kala dhexglay khilaaf adag, tafaasiil dheeraad ah ayaana kasoo baxeysa waxa uu salka ku hayo dagaalkooda.