Saturday, April 12, 2025
HomeUncategorizedCiidan Yahuud ah oo Toogasho Lagu Dhaawacay, Muxuuse Yahay Masiirka Maxaabiista Filastiiniyiinta?

Ciidan Yahuud ah oo Toogasho Lagu Dhaawacay, Muxuuse Yahay Masiirka Maxaabiista Filastiiniyiinta?

Weerar ka dhacay saldhig ay ciidanka Yahuudda ku leeyihiin magaalada Al-Jiniin ee Daanta-galbeed ayaa waxaa dagaalyahan hubeysan oo Falastiini ah la beegsaday askarta Sahaayinada, isagoo dhaawacay 8 askari.

Geesta kale kooxaha Muqaawamada ee Filastiiniyiinta ayaa waxa ay ka hadleen, masiirka maxaabiista Falastiiniyiinta ah ee kasoo baxay xabsiyada fooshaxun ee maamulka Yahuudda.

Halkaan ka Degso Warbixinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.