Friday, April 18, 2025
HomeAll NewsCiidanka Mustafa Cagjar oo Jirdil & Tacadiyaad u Geystay Qoys ku Nool...

Ciidanka Mustafa Cagjar oo Jirdil & Tacadiyaad u Geystay Qoys ku Nool Magaalada Jigjiga.

Ciidamada Maamulka Mustafe Cagjar ayaa jirdil iyo dhibaatooyin kala ugeystay qoys ku nool magaalada jigjiga.

Dhowr habeen kahor waxaa guri ku yaalla magaalada Jigjiga xilli habeen ah udaatay ciidamo katirsan kuwa maamulka ay Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali-Galbeed.

Askartan ayaa dhibaatooyin kala duwan ugeystay dadkii guriga ku nool islamarkaana xoog ku barakiciyay.

Inkastoo gurigu ahaa mid lagu muransanaa hadane ciidankan ayaa si ula dhaqmay qoyska waxayna dhulka ku jiideen haweeney waayeel ah, kadibna gaari ayey ku tuureen.

Halkaan ka Degso Warka Jigjiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.