Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsCiidanka Uganda oo Qof Shacab ah ku Dilay Magaalada Buulomareer.

Ciidanka Uganda oo Qof Shacab ah ku Dilay Magaalada Buulomareer.[DHAGEYSO]

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa nin shacab ah oo ay ciidanka Shusheeye ee Uganda ku dileen magaalada Buulomareer ee gobalka Sh-hoose.

Meydka ninkaan ayaa saakay lagu arkay magaalada, waxaana ciidanka Uganda ay xalay ninkaan kasoo kaxeeyeen beer uu kaga sugnaa magaalada, iyagoona ku toogtay afaafka hore ee beerta.

Halkaan ka Degso Warka Buulomareer

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.