Saturday, June 14, 2025
HomeAll NewsCudurka Furuqa Daanyeerada oo ku Faafaya Dalka Itoobiya.

Cudurka Furuqa Daanyeerada oo ku Faafaya Dalka Itoobiya.

Waxaa marba marka ka dambeysa dalka Itoobiya kusii faafaya cudurka loo yaqaan Furuqa Daanyeerada oo ah xanuun halis ah, kaasoo marba marka ka dambeysa ku dhacaya dad hor leh.

Kiisaska cudurkan ayaa gaaray marka laga hadlayo gudaha wadanka Itoobiya ugu yaraan 15 ruux, halka dhulka Soomaali-Galbeed ee daris lah dalkaas laga helay illaa 2 kiis oo cudurkan ah sida ay sheegayaan wararka.

Xanaankan ayaa la aaminsan yahay inuu wadanka Itoobiya kasoo galay dhinaca dalka Kenya, halkaasoo uu ku faafay kol hore.

Halkaan ka Degso Warka Cudurka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.