Sunday, April 13, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo ka Hadlay Arbushaaddii Shalay Lagu Sameeyay Hadal Jeedintiisa.

Daahir Amiin Jeesow oo ka Hadlay Arbushaaddii Shalay Lagu Sameeyay Hadal Jeedintiisa.[DHAGEYSO]

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo maalintii shalay ay xildhibaanno kale buuq ku fireen eedeymo uu u jeedin rabay Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu ka hadlay tallaabadii lagu hakiyay hadalkiisa.

Jeesow ayaa sheegay in xildhibaannadii shalay loosoo diray ay ahaayeen kuwa liita oo aan wax tabar ah laheyn, ayna yihiin kuwa sandareerto ku nool ah oo loo sheegay in laga joojin doono haddii ay isaga hadalka ku celin waayaan.

Waxa uu intaa ku daray in Dowladda Fedaraalka aysan runta rabin, iyagana ay doonayaan iney soo bandhigaan xaqiiqada dalka ka jirta.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.