Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo Sheegay in Ciidankoodu ay Burbureen Isagoo Eedeeyay Xasan...

Daahir Amiin Jeesow oo Sheegay in Ciidankoodu ay Burbureen Isagoo Eedeeyay Xasan Sheekh.

Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in ciidankoodu ku burbureen isagoo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu kaligiis iska maamulanayo Dowladda Fedaraalka.

Daahir Amiin Jeesoow oo ah xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay in ciidankoodu ku burbureen dagaallada, islamarkaana dib looga qabsaday deegaanadii ay uga dhinteen saraakiishii muhiimka u ahayd .

Wuxuu dhan kale Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay, inuu kaligiis iska maamulanayo Dowladda Fedaraalka sida uu doonaa ka yeelo.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.