Friday, May 16, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay Madaxweyne La'aan Tahay.

Daahir Amiin Jeesow oo Sheegay in Dowladda Fedaraalka ay Madaxweyne La’aan Tahay.

Daahir Amiin Jeesoow oo ah xildhibaan katirsan Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay, in Xasan Sheekh uusan aheyn madaxweynahooda, kadib markii uu hogaamiye ka noqday xisbi siyaasadeed uu isagu ku dhawaaqay.

Waxa uu sheegay in uusan madaxweyne u aqoonsaneen Xasan Sheekh, Shisheeyahana ay sidoo kale qaab madaxweyne aysan kula dhaqmi doonin madaxweymaha Dowladda Fedaraalka.

Tallabadaan uu qaaday Xasan ayuu ku tilmaamay mid halis ah, kuna kusoo aaday isagoo ku fashilmay dhinacyo badan.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.