Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo Weerar Xagga Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh.

Daahir Amiin Jeesow oo Weerar Xagga Afka ah ku Qaaday Xasan Sheekh.[DHAGEYSO]

Daahir Amiin Jeesow oo ah xilibaan katirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka, ayaa beenaale iyo dhulboobe ku tilmaamay madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu sheegay Xasan Sheekh inuu ogyahay inaan dib dambe loo dooran doonin, sidaas darteed uu qaatay qorshe ah inuu boobo wax weliba, dhulka caamka ahna xaraasho.

Mar uu tilmaamayay waxa uu Xasan Sheekh beenaale ku yahay, ayuu sheegay in horey uu u shegay in Itoobiya tahay cadowga Soomaaliya, hadana la arkay isagoo marxabeynaya ra’iisul wasaaraha Itoobiya.

Halkaaan ka Degso Warka Jeesow

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.