Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsDaawo: Jilib Oo Maanta Si Wanaagsan Looga Ciiday.(SAWIRRO)

Daawo: Jilib Oo Maanta Si Wanaagsan Looga Ciiday.(SAWIRRO)

Bulshada ku nool degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, ayaa saakay si wayn isugu soo baxay fagaaraha wayn ee Macallin Aadan Xaashi Ceyroow, halkaas oo ay ku oogeen labada rakco ee salaada Ciidul-Adxaa Al-Mubaarak.

Shacabka magaalada Jilib ayaa maanta si heer sare ah ugu dabaal degay munaabsadda Ciidul-Adxaa Al-Mubaarak, caruur iyo haween iyo dad waayeelo ah ayaa lagu arkayay fagaaraha magaaladaasi.

Halkaan Hoose Ka Degso Sawirada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.