Monday, July 7, 2025
HomeAll NewsDaawo: Sawirada Ciidanka Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la Wareegay Moqokori.

Daawo: Sawirada Ciidanka Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la Wareegay Moqokori.

Mu’asasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirada la wareegitaanka ciidanka Mujaahidiinta ee magaalada Moqokori oo dhacda Bariga gobolka Hiiraan.

Sawirada ayaa muujinaya askarta Mujaahidiinta ee la wareegay Moqokori oo ku sugan meelo kala duwan oo kamid ah magaalada.

Halkaan ka Degso Xog ku Saabsan Sawirada.

Halkaan hoose ka daawo sawirada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.