Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay saakay su buuxda ula wareegeen, gacan ku heynta deegaanno kaabiga ku haya magaalada Moqokori ee gobalka Hiiaan.
Waxaa deegaannadaasi kamid ah deegaanka Gumarre oo 9 KM oo kaliya ujira Moqokori, sawirradaan hoose ayaana muujinaya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee la wareegay deegaankaas.
Hoos ka Daawo Sawirrada: