Tuesday, July 1, 2025
HomeAll NewsDaawo Sidey Ciidanka Al-Shabaab ula Wareegeen Degaanka Ceel-Qooxle ee Hiiraan.

Daawo Sidey Ciidanka Al-Shabaab ula Wareegeen Degaanka Ceel-Qooxle ee Hiiraan.

Maalintii shalay waxaa degaanka Ceel-Qooxle ee gobolka Hiiraan la wareegay Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Sawirro laga soo qaaday gudaha degaanka ayaa muujinaya ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku sugan halkaasi islamarkaana si buuxda ula wareegay.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.