Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsDaawo: Sawirrada Sida Looga Ciiday Degmada Bu'aale ee Gobalka Jubada-dhexe.

Daawo: Sawirrada Sida Looga Ciiday Degmada Bu’aale ee Gobalka Jubada-dhexe.

Iyadoo maanta ay tahay maalintii koowaad ee munaasabadda Ciidul-Adxaa 1446 Hijri ayaa waxaa si isku mid ah looga ciiday magaalooyinka iyo degaanada hoos taga wilaayaadka Islaamiga ah oo ay maamusho Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Degmada Bu’aale ee gobolka Jubbadda dhexe ayay dadkeedu maanta mar kale nasiib u yeesheen in ay si weyn u oogaan mid ka mid shacaa’irta diinta Islaamka, iyagoona goob fagaaro ah si wada jir ah saaka ugu tukaday labada rakcadood ee salaadda Ciidul-Adxaa Al-Mubaarak.

Hoos ka daawo sawiradda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.