Monday, July 14, 2025
HomeAll NewsDaawo: Sidey Ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Ula Wareegeen degaanka Tardo.

Daawo: Sidey Ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Ula Wareegeen degaanka Tardo.[Sawirro]

Mu’asasada Al-Kataa’ib Garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay, sawirada la wareegitaanka ciidamada Mujaahidiinta ee degaank Tardo oo maanta gacantooda kusoo galay si nabad ah.

Sawirada ayaa waxaa lagu dhex arkayaa raayada tawxiidka oo laga taagay aargada degaanka iyo ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku sugan halkaasi.

Halkaan hoose ka daawo sawirada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.